SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

 Fadlan Alle dartii ku soo kaalme Wiilkan Dhiban

 

Daawanaayoow waa dadkaagii,  Daawanaayoow waa dalkaagii

                                           

Your Banner

 

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

 Click here - SDWO Relief Projects

Cabdi Axmed faarax waa wiil yar oo sadex jir ah waxaana asiibey dab kaas oo dooriyey dhamaan muuqaakiisi. cabdi ayaa waxaanu sawiradan kaga soo qaadney tuulo ku taal magaalada burco halkaas oo wiilkan yar ku dayacan yahay isla markaana u baahan yahay baxnaano gaar ah iyo dhakhtar aqoon u leh xanuunka uu dabka kaga tagay dhamaan xubaha jidhkiisa.

dhibaatada uugu weyn ee dabkani gaadhsiiyey wiilkan yar ayaa ah inuu isku dhajiyey xubnihiisa sida gacanta iyo cagta.
ilmahan yar ayaan wax fursad ah u helin in la gayeeyo Hospital kadib markii dab aad u weyni ku dhex haleelay guri cariish ah kaas oo dirqi laga badbaadiyey.


sida laga wada warqabana tuuliyinka intooda badan ayaan aheyn kuwo ay u dhameystiran tahay adeega aasiga ah ee Bulshada.

Haddaba iyadoo lagu gudo jiro bishii uugu qiimaha iyo qadarinta badneyd bilaha islaamka ee Ramadaanta islamarkaana dadka intooda badan ku dadaalaan u tartamida kheyraadka iyo waxbixinta gaar ahaan caawinta dadka danyarta ah ee sakadu ku baxayso ayaa waxaanu idiin soo gudbineynaa sawirada naxdinta leh ee wiilkan yar iyadoo Alle inagu eegayo sida aynu ka yeelno haddana aynu Alle uugu mahadineyno caafimaadka uu inagu galadeystay kana baryeyno inuu ka dulqaado wiilkan dhibaatada haysta.

iyada oo wixii dhaqaale ah ee soo gaadhana lagu baxnaanin doona laguna keeni doona Hospital insha Allah
 
ayaa waxaanu akhriste kugu dhiiri galineynaa inaad ka qeybqaadato kheyrkaas iyo waxbixinta aad Alle dartii u bixisanayso si Alle adigana kaaga hayo dhibaatadaas abaalka sadaqadaadana kugu tuso ifka iyo aakhri.
waxaad akhriste wixii mucaawimo ah aad ugu soo hagaajineysaa Account Numerka ah D7816 ama Telfonka: 4083333
 
Barkhad Jama Hirsi
Hargeisa

 

 

 

 

Hadaad rabtid inaad caawimo ka geeysatid oo bangiga aakhiro wax sii dhigato nagala soo xidhiidh  samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com.  Sidii cadada noo ahayd waxaan kuu balanqaadaynaa inaan sawirada halkan kuugu soo bandhigno halka ay sadaqadaadii ay martay

 

 

 

Gueld Abdi Sheekhaash - SDWO Chief Editor

USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work   Malaria- Kaneecada Daily Health Advice   Khat Report   Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE