|
|
Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka Waxa Qoray: Cabdiraxman Maxamed Guun
Qisada buugan cusub ee lamagac baxady (Xishooodka hablaha iyo xanuunka jacaylka) waxay lamaanaysay laba qof oo aad nolosha ugu kala fogaaday.
Waa sheeko aad u xiiso badan oo marxalado badan Maraysa, Waa sheeko Jacayl ah oo aad looga wada helay dadka intii akhrisatay xiligii ay sida joogtada ah kolba qayb aanu ugu soo bandhigaynay sheekadani waxay bilaabantay inaan halkan ku soo bandhigo Bishii April 2006 iyadoo oo si todobaadle ah ugu soobixi jirtay boggan waxayna dhamaystirintay qaybaheegii oo dhami bisha November 2006. Mudadaas ay socotay waxaad ka garankartaa in aad loo xiisaynayey dadka soo booqday ama inta jeer ee sheekadan la akhriyey oo kor u dhaaftay 36 kun oo jeer. Sheekadani iyadii oo dhamaystirin oo qaybahii ay u socotay ah ayaad halkan ka heli kartaa iyadii oo ka koobaan qaybta koowaad ilaa iyo qaybta 27aad. Qayabaasi click garee si aad sheekada u akhrisatid oo aad qaybaheega kala duwan kolba halkaad marayso u click garaysid. Somalidu waxay horey u tidhi Qufac iyo Jacayl midna ma qarsoomi karaan.
Qalinkii - Cabdiraxmaan Maxamed Guun
Email: guun2003@yahoo.com La soco sheekooyin jacayl ah oo aad u xiiso badan oo uu dhowaan inoo soo
wado qoraagii sheekadan dhamaatay hada ee Mr Cabdiraxman Maxamed Guun.
Sheekooyinka inoo soo socda waxa ka mid ah: Jacaylkii Rajo beelay iyo Riyadii ka
horeysay. iyo sheeko kale oo iyana xiiso leh oo la yidhaah Damac iyo
Dareen Jacayl
Qalinkii - Cabdiraxmaan Maxamed Guun
Email: guun2003@yahoo.com
|