
Werwerka qurba jooga
somaliland
Waxa qorey:Ismail Abdi Muse
- Sweden
Salaan kabacdi . Anigoo aha
ismail Abdi Muse oo ku nool wadanka sweden ayaan waxaan rabaa in aan mujiyo sida
ay uga walaacsanyahiin dadka reer somaliland ee debada ku nooli wadankii hooyo
iydoo ay sanadadii ugu danbeeyey ay soo noqotay
kalsoonida ay u qabaan wadankoodii hoyo tas oo keentay in kabadan 10000 oo
qof ay sanadkasta ku tagaan dalxiis somaliland ayaa markii ay kadhacday
dorashadii 14 april tas oo u soo jiday subcadxumo iyo in wax is dabamaris
jiro ayaa dad kabadan boqolkiiba konton ay bedeleen safarkoodii ku sabsanaa
somaliland halka ay qarkalena iskaba joogeen tas oo hos u dhigtay hamadii ay
u qabeen wadankoodii hooyo .
Dadkaasi wax tegijireen iyagoo xambaarsan lacag farsamooyin kaladuwan iyo
fekrado qaliya.
Hadaba wax badso ma waxay dhashay wax beel ma wax aynaan aqoon u lahayn
ayaan faraha lagalnay ka warama hadii aynu
dib ugu labano gedkii hostiisa iyada ayaan xaq u leenahay ee.
sidee ayey ku jirtaa badbadada somaliland ?
maxadse kula talinaysaan dadka reer somaliland ee qurba jooga ah
jawaab dhaqsa leh .
qore Ismail Abdi Muse
faysalmuse@hotmail.com