|
|
qoraalkii Raaqiya ee ku saabsana Xasuuqii Berbera
Bacda salaan
Waxaanu aad uga xumaanay qoraalkii Raaqiya ee ku saabsana Xasuuqii Berbera. Aniga oo aan xisbina taageersanayn hadafkaygu waxa waaye in Somaliland amaan ku gaadho Ictiraafka,waxaan huba dadka arintan imika buunbuuninaya in ay ka mid yihiin axsaabtii hadhau iyo qaar u shaqaynaaya cadow inoo taagwaaye oo ta u arka halka ugu haboon ee la inaga abaari karo. Qofka u fiirsada aarada dadka lagu waydiiyo xisbiga ay u codayn lahaayeen hadii maanta doorasho dhacdo waxay u badan yihiin xisbiga UDUB,Dadka waxaan soo qorayaan Ama Raqiya ha ahaato ama qof kale ha ahaato waxba ka badali mayso waxay aaminsanyihin ,dadkuna iyga ayaa kaa og meeshi u roon. Maxaa loo sugi la'yahay codbixinti.waxa weeye kol hadii ee ka rajo dhigeen in Madaxweyna noqda waxba kama gelin wadankii baaba'ya iyo ciddi dhimanaysa iyo cidi qaxaysa,aakhirkana inaga oo bisad ka yar ayeynu Xamar isku shubi doona
Hayaan
|