Daawanaayoow waa dadkaagii, Daawanaayoow waa dalkaagii
Hadaad rabtid inaad caawimo ka geeysatid oo bangiga aakhiro wax sii dhigato nagala soo xidhiidh samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com Project yada ilaa hada uu SDWO Relief Projects ay fuliyeen waxa ka mid ah:-
SDWO Relief oo raashin u qaybisay boqalaal ka tirsan danyarta xaafadaha Daami iyo State House ka ee Hargeysa
VIDEO VIDEO
Daawo fiiyaha sare ee warkii TV ga Qaranka - Xaafada Daami Daawo fiidyaha sare - Xaafada State House ka
VIDEO
Warkii TV ga qaranka 24th Oct 2011 Raashin SDWO u qaybisay agoomahii SNM ee xarunta Sooyaal
$500 Dollar oo la gaadhsiiyey qoysas kamid ah danyarta magaalada Hargeisa. Qoysaskan ayaa waxay isugu jireen Agoomo, Gabadh yar oo indho iyo dhago la, kuna dhalatey, gabadh yar oo curyaamad ah oo labad gacmood iyo labada lugood midina shaqaynaynin iyo wiil yar oo madaxa biyo kaga jiraan, iyo waliba sidoo kale hooyo curyaan ah iyo gabadh aqalkeedi ka gubtey
Hayada Samafalka SDWO iyo xafiiska Samafalka Madaxtooyada oo si wada jir ah raashin ugu qaybiyey muujahdiinta Jimciyada Sooyaal + Sawiro
SDWO: Hay,ada SDWO Relief Project oo danyarta degan xaafada State House ka u qeybisay deeq Raashin ah + Sawiro
SDWO Relief Project oo markii sedexaad sadaqo $200 oo naga soo gaadhay UK gaadhsiisay yartii indhaha iyo dhegaha la,ayd ee lugtana ka gubatay
SDWO: Haay,ada Samafalka ee SDWO Relief Project oo deeq raashin ah u qaybisay 250 qoys oo degan xaafada Daami ee magaalada Hargeysa + Sawiro
Somaliland: Gabadhii Yareyd ee indha iyo dhago la,aanta aheyd oo Hospitalka Manhal la dhigay iyo Deeq lacag ah $200 oo Norway naga soo gaadhayna la gudoonsiiyey + Sawiro
SDWO oo Deeq $200 oo laga soo diray Austrailia gudoonsiisay yartii dhaawaca dadka la dhibanayd
S DWO Relief Project oo munaasibada ciida deeq raashin iyo Adhi ah gaadhsiiyey xarunta agoomaha Hargeysa 30/08/2011
SDWO: Masaajidkii uu soo bandhigay SDWO Relief Project ee u baahanaa Dayac_tirka iyo Gogasha lagu tukado ee ku yaala magaalad Burco oo la goglay lana qurxiyey + Sawiro Before Now
SDWO Relief Projects Oo Gudoonsiisay Xarunta Agoomaha Hargeysa Deeq kaalmo $303 doolar oo muwaadin jooga Manchester iyo muwaadiniyad joogta London ay ugu Deeqeen + Sawiro Sawiro
SDWO Relief Projects Oo Deeq lacageed Gudoonsiiyey Gabadha ugu Gaaban somaliland + Sawiro
Click - SDWO oo Majidka xaafada Daami ee Hargeysa gudoonsiiyey 6 Marawaxadood oo lagu soo iibyey deeq looga soo diray Australia laguna rakibay + Sawiro
SDWO Relief Projects oo $620.00 doollar gudoonsiiyey qoyska ay ka dhalatay gabar yar oo xanuun madaxa kaga dhacay Sawiro
Qaark ka mid ah Qurbojooga Somaliland ee Australia iyo Danmark oo Deeq Lacageed SDWO Relief Projects Ugu Soo Hagaajiyey Qoyskii Ka Koobnaa 8da Qof Ee Wada Curyaamiinta ahaa + Sawiro
S DWO Relief Projects ayaa deeq kaalmo $746 doolar oo jaaliyada Manchester ee ingiriisku soo dirtay gudoonsiisay aabahii haystay 8da caruurta ah ee dhamantood curyaamiinta ahaa + Maqal iyo Muuqaal
SDWO Relief Projects oo $620.00 doollar gudoonsiiyey qoyska ay ka dhalatay gabar yar oo xanuun madaxa kaga dhacay + Sawiro
SDWO oo Deeq lacageed oo kale gudoonsiiyey Aabahii dhalay 8da caruurta ah ee wada curyaamiinta ah + Sawiro
Wakiilka SDWO ee Hargeysa oo $1230 Dollar Gudoonsiiyey Reerkii Ka Koobnaa 8 Da Qof Ee Curyaamiinta Wada Ahaa + Sawiro
Xubno ka Tirsan Jaaliyadda Reer Somaliland ee Faransiiska - Paris - oo ka soo jawaabay dhibaato ba'an oo haysata dadka ku dhaqan Xaafadda Daami iyo Jaaliyada Waqooyiga London oo markii labaad deeq lacageed na soo gaadhsiisay + Sawiro
BEFORE AFTER
SDWO oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Dad Danyar ah oo ku Nool Xaafado ka mida Magaalada Hargeysa + Sawiro fidrigii ramadaan 2008 sdwo uu qaybiyey
Wakiilka SDWO.COM ee Hargeysa Shiine oo $210 doolar gudoonsiiyey qoyskii danyarta ahaa ee caruurtooda ku baaqay inay dadka u qaybinayaan si ay gaajo uga badbaadshaan + Sawiro
Before After
Deeqdii labaad oo SDWO gudoonsiiyey reerkan
Halkan Hoose ka akhri dhamaan mashaariicdii uu fuliyey SDWO Relief Projects
SDWO Relief Projects: Masaajidkii uu soo bandhigay SDWO Relief Project ee u baahanaa Dayac_tirka iyo Gogasha lagu tukado ee ku yaala magaalad Burco oo la goglay lana qurxiyey + Sawiro
SDWO Relief Projects Oo Gudoonsiisay Xarunta Agoomaha Hargeysa Deeq kaalmo $303 doolar oo muwaadin jooga Manchester iyo muwaadiniyad joogta London ay ugu Deeqeen + Sawiro
SDWO Relief Projects Oo Deeq lacageed Gudoonsiiyey Gabadha ugu Gaaban somaliland + Sawiro
SDWO oo Majidka xaafada Daami ee Hargeysa gudoonsiiyey 6 Marawaxadood oo lagu soo iibyey deeq looga soo diray Australia laguna rakibay + Sawiro
SDWO Relief Projects oo $620.00 doollar gudoonsiiyey qoyska ay ka dhalatay gabar yar oo xanuun madaxa kaga dhacay + Sawiro
SDWO oo Deeq lacageed oo kale gudoonsiiyey Aabahii dhalay 8da caruurta ah ee wada curyaamiinta ah + Sawiro
Qaark ka mid ah Qurbojooga Somaliland ee Australia iyo Danmark oo Deeq Lacageed SDWO Relief Projects Ugu Soo Hagaajiyey Qoyskii Ka Koobnaa 8da Qof Ee Wada Curyaamiinta ahaa + Sawiro
SDWO Relief Projects ayaa deeq kaalmo $746 doolar oo jaaliyada Manchester ee ingiriisku soo dirtay gudoonsiisay aabahii haystay 8da caruurta ah ee dhamantood curyaamiinta ahaa + Maqal iyo Muuqaal
Wakiilka SDWO ee Hargeysa oo $1230 Dollar Gudoonsiiyey Reerkii Ka Koobnaa 8 Da Qof Ee Curyaamiinta Wada Ahaa + Sawiro
Dhisme laba suuli ah oo laga hirgeliyey xaafada Dhaamka Daami ee Hargeysa iyadoo $300 doolar Jaaliyada Paris bishii Ramadaan ku soo hagaajisay SDWO + Sawiro
SDWO oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Dad Danyar ah oo ku Nool Xaafado ka mida Magaalada Hargeysa + Sawiro
Wakiilka SDWO.COM ee Hargeysa Shiine oo $210 doolar gudoonsiiyey qoyskii danyarta ahaa ee caruurtooda ku baaqay inay dadka u qaybinayaan si ay gaajo uga badbaadshaan + Sawiro
Xubno ka Tirsan Jaaliyadda Reer Somaliland ee Faransiiska - Paris - oo ka soo jawaabay dhibaato ba'an oo haysata dadka ku dhaqan Xaafadda Daami iyo Jaaliyada Waqooyiga London oo markii labaad deeq lacageed na soo gaadhsiisay + Sawiro
Hadaad rabtid inaad caawimo ka geeysatid oo bangiga aakhiro wax sii dhigato nagala soo xidhiidh samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com