Thursday, May 6th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

News - Wararkii u Danbeeyay

Madaxweyne Muuse oo dhagaxdhigay furitaanka bilowga jidka 200 ee duleedka waqooyiga Hargeysa ee Berbera corridoor

https://youtu.be/Rwx8HyQfqWQ

Madaxweyne Muuse oo qasiraga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socda dalka Qatar

https://youtu.be/t4dsfA0vKuw

Ciidan booliska oo soo bandbigay cadeemo maqal iyo muuqaal ah 4 musharax oo muqdisho arimo siyaasadeed kaga qaybqaatay.

https://youtu.be/pAvRj8RuY3E

Labada Xisbi mucaarid ee UCID iyo Wadani oo kulan ay yeesheen warsaxafeed ay ka soo saareen kaga hadleen xadhiga musharaxiinta iyo farogelin ay ku eedeeyeen xukuumada

https://youtu.be/3u3EEoOEgX0

Xisbiga UCID oo si adah uga hadlay musharaxiin in mudo ah ka xidhan

https://youtu.be/Kg3dzBsTpa4

Madaxweynaha oo mashaariic laga fuliyey magaalada Berbera xadhiga ka jaray

https://youtu.be/20yBWEwamQ4

Madaxweyne Muuse oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyay General Maxamed Cali Shire

https://youtu.be/X-cui3smNXM

SDWO Relief Project : Ka qaybqaado Barnaamijka Sanadlaha ah ee aanu ugu magac darnay ka farxi oo ciidsii caruur kuwaaga oo kale ah oo aan nasiibku u siinin inay farxad ku ciidaan

https://youtu.be/JKrdlAut79A SDWO Relief Project waxaanu sanad walaba bisha barakaysan ee Ramadaan aanu fulinaa anagoo adeegsanayna sadaqooyinka aad sida tooska ah ...

Xoghayaha Dowlada Hoose ee Burco oo bulshada uga digay roobabkii guga oo curtey

https://youtu.be/iJ8NP6HW8U4

Maamulka gobolka Saaxil oo xadhiga ka jaray sariibad nooceedu uu dalka ku cusubyahay. Waa sariibad caanalayda loo dhisay oo ku qalabaysan talaagado caanaha lagu qaboojiyo

https://youtu.be/obIpVpCLeQs

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyey marwadii siyaasi ismacil buubaa oo dhawr cisho u xidhnayd gaf ay qaranka ka gashay

https://youtu.be/HyDuGVr8qnc

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay dagaal laba beelood ku dhexmaray gobolka Sool

https://youtu.be/UdiqxvZUmEY

Gudida beelaha dega, togdheer, saaxil, saraar iyo sanaag ee UK ayaa bayaan ay soo saareen ku canbaareeyeen xadhiga gaashaanle sare Doolaal

https://youtu.be/gwfoZsaz6TY

Xildhibaan indho indho ee golaha guurtida ayaa baaq nabadeed u direy laba beelood oo ku dagaalamaya gobolka Sool

https://youtu.be/y4Thz67yk2E

Mashruucii Afuri walaalkaaga baahan oo 40 qoys raashin kala duwan ugu qaybinay

SDWO Relief Project: Ramadan Iftar Appeal. Alxamdululaah wax na soo gaadhay $2151 doolar oo ah sadaqooyinkii Afuri walaalkaaga ...

Taariikh nololeedka Amiir Philip – by, Maxamad Cumar Meygaag – Taag

Badi ragga Soomaalidu ma jecla in ay guursadaan gabadh ka mutacalimsan, ka shaqo iyo lacag badan ama ka ...

Xisbiga Wadani oo ka hadlay tacdiga shirkada keliye ee adeega korontada laydhka Berberi u xidhantahay ay ku hayso bulshada, iyagoo tusaale u soo qaatay shopping mall kii berbera u weynaa oo mudo 5 bilood ah ay ka goysay laydhkii

https://youtu.be/-pzZMrqLisQ

Hogaamiyaha Wadani Xirsi oo dhaliilay xadhiga general Doolaal oo laba sano lagu xukumay

https://youtu.be/UBsRxlIUWoY

Wasaarada caafimaadka oo magaalada boorma gaadhsiisay mishiinka ogsajiinta dhaliya

https://youtu.be/pCzkRqpknbk

Mishiinkii ogsajiinta iyo mishiinkii covid19 lagu baadhayey ee gobolka togdheer oo fadhiistay

https://youtu.be/sb9pBnTL0IU

Gobolka saraar oo abaaro ba,ani ku habsadeen iyo badhasaabka gobolka oo roobdoon ku dhawaqay beri

https://youtu.be/HnT79rUEowY

Gudida dooroshooyinka oo kordhiyey mudadii kaadh qaadashada ee gobolada

https://youtu.be/2Xl8CC3Z124

Shirweynshii 3aad ee Xisbiga Wadani oo furmay.

https://youtu.be/ketiwbjv-wc

Madaxweyne Muuse oo xilkii ka qaaday maareeyahii duulista hawada iyo madaarada

https://youtu.be/GgL1f28HDbM

Madaxweyne Muuse oo dalacsiiyey hablo ka tirsan ciidama RRU da

https://youtu.be/X3BTXHXsGnI

Xisbiga UCID oo si adag uga hadlay xadhiga musharax Shucayb

https://youtu.be/-bMgETdfPJk

Madaxweyne Muuse oo daahfurey talaalka xanuunka Covid19

https://youtu.be/cK1rMWSPOAA

Gudida ka hortaga xanuunka covid19 oo soo saaray go.aamo lagu xakamaynayo fiditaanka cudurkan

https://youtu.be/vS-OdFstLMY

Wasaarada waxbarashada oo amartay in dhamaan goobaha waxbarashadu raacaan habraaca ka hortaga covid19, sida kala fogaansha ardayda, xidhashada face mask ka iyo wixii la mida

https://youtu.be/lmeiwaqa8dY

Wasiirka Gaadiidka oo sheegay in laga bilaabo 1da April aan baabuurtu u kala gooshin karin magaalooyinka hadnay sidan warqada bed qabka baabuurka – MOT

https://youtu.be/ijucokQZpNs

Wararka Keydka

SDWO Relief Project : Ka qaybqaado Barnaamijka Sanadlaha ah ee aanu ugu magac darnay ka farxi oo ciidsii caruur kuwaaga oo kale ah oo aan nasiibku u siinin inay farxad ku ciidaan

https://youtu.be/JKrdlAut79A SDWO Relief Project waxaanu sanad walaba bisha barakaysan ee Ramadaan aanu fulinaa anagoo adeegsanayna sadaqooyinka aad sida tooska ah ...

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

Horyaal TV oo waraysi la yeeshay Mustafe-Shiine oo ka tirsan gudida dabagalka dacwada ka dhanka ah BBC Somali

    Halkan Click Garee si aad u saxeexdid Petition ka lagaga cabanayo BBC da

Daawo: TV ga qaranka oo Barnaamij ka diyaariyey Ololaha Petition ka ka dhanka ah BBC Somali ee dhegaystayaasha Somaliland ee aduunka dacaladiisa jooga ka gudbinayaan qaabka BBC du ula dhaqanto wararka Somaliland

Halkan Click Garee si aad u saxeexdid

SDWO Relief Projects oo Dharkii ciida iyo Raashinkii Fidrida gaadhsiiyey qaar ka mid ah danyarta xaafada Daami ee magaalada Hargeysa

Maanta iyo Caruurtii la gaadhiiyey dharka ciidaee.   Alxamdululah baaqii bishiu ramadan aanu idiin soo gudbinay waxa na soo ...

Ololahii (Petition) ka Qurbojooga Somaliland Saxeexayeen ee ka dhanka ahaa BBC Somali oo Xawli sare ku socda iyadoo 24kii Sacaadood ee u horeyay ay sexeexeen 2 kun oo qof oo kala jooga 47 wadan.

Sida aan ka wada war qabno Idaacada BBC du waxay had iyo jeer cadaysataa siina libinlaabtaa dagaalka xaga ...

TOP STORY

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News