Thursday, September 16th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

August 2015

More From August 2015

Shan iyo toban xildhibaan oo xukuumada ku eedeyay boobka hantidii qaranka

Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa Xukuumadda uga digay uguna baaqay inay joojiyaan iibinta hantida Qaranka, waxaanu sheegay inay Xukuumaddu caado ...

Daawo Kalsan TV: Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga UCID

 

Wasiirka Madaxtooyada oo ka warbixiyey safarkii shaqo ee uu ku tegay dalka Itoobiya

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo safar ugu maqnaa Dalka aynu jaarka nahay ee Ethopia ayaa shalay dalka dib ...

Faldan Caawi Muwaadin Dhaawac Halisi Soo Gaadhay oo ka soo dhacay guri fooq ah

Faldan Aynu Caawi Muwaadin Dhaawac Halisi Soo Gaadhay Dhamaan Bulsha-weynta Reer Somalilanad iyo dhamaan Muslimiinta khayrka jecel meelkasta oo ay dunida ka ...

Daawo: Dood ku saabsan arimaha nabadgelyada iyo dilalka ay boolisku ku fuliyaan Shacbiga

   

Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska oo Aamany hawgalada ciidanka booliska halkii uu raaligelin iyo baadhitaan ku baaqi lahaa

Waxa wax lalayaabo ah in taliyahii ciidanka boolisku Cabdilaahi Fadal Imaan halkii uu raaligelin ka bixin lahaa dacadiyada iyo dilalka  ay ...

Ciidanka Booliska ee Hargeysa ayaa qofkii 6aad ku toogtay maanta mudo todobaad gudahiisa

Dadka ayaa aad wax iskaga weydiinaya talaabooyinkan isdabajooga ee ciidanka boolisku ay shacabka u isticmaalayaan xabad nool,iyagoon xataa ku doodaynin nolashayada ...

Star TV: Loolankan Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye oo sii xoogeysanaya iyo musharxiinta ku soo biirtay

Xisbiga Kulmiye oo la filayo inuu qabsado shirkiisii golaha dhexe bisha soo socota ee September  ayaa waxa cirka isku sii shareeraya oo ...

Maxkamada Sare oo ku dhawaaqday go,aanka murankii ka tagnaa xiliga ay doorashadu dhacayso

Maxkamada sare ayaa guud ahaanba laashay heshiiskii 3da xisbi ee ay kaga soo horjeedeen go,aankii golaha guurtidu uu xukuumada ugu kordhiyeen ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News