Thursday, September 16th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

September 2018

Guddoomiyaha UCID Oo Xarunta Xisbigiisa Ku Qaabilay Qalbi Dhagax

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta xarunta guud ee xisbiga ku qaabilay Col. C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsan jabhadda ...

More From September 2018

Somaliland: Xukuumadda iyo Culimadda Oo Isla Qaatay in Shareecada La Waafajiyo Xeerka Kufsiga

Hargeysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland, golaha wakiilladda iyo culimo aw diinka dalka, oo kulan ka yeeshay xeerka kufsia, ayaa isla qaatay ...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Oo Ka Warbixiyay Qorshe Bulshadda Lagu Barrayo Shuruucda

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa shaaca ka qaaday in ay ku dedaalayaan ...

Daawo: Odayo shir jaraaid ku qabtay Burco oo aad uga qayliyey soo dhoweynta loo Sameyay Qalbi dhagax oo ay ku eedeyeen inuu ka mid ahaa Raggi ONLF ta ee baabuurtoodii iyo hantidooii ku gubay dhulka ismaamulka Somalida

 

Daawo: Hordhaca waraysi aad u xiiso badan oo Eryal TV la yeeshay Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye – Jaamac Shabeel

 

Daawo: Waraysi weriye Cabdilahi Maxamed Cali uu diyaarada dhexdeeda kula sii yeeshay Qalbi dhagax oo maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa

   

Daawo: Qalbi Dhagax oo si malaadhan maanta loogu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa oo hore xamar looga qafaalay oo xabsi ku mutaysaytay dalka itoobiya

 

Warsxaafadeed uu ku saxeexanyahay Madaxweyne Muse Biixi ayaa lagu sheegay in dib gacanta xukuumada loogu soo celiyey shabaadhka hubinta Shidaalka ee Haamaha Berbera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-201/092018, uu maanta ka soo saaray la-wareegidda ...

Odayaasha iyo Haldoorka Bariga Magaaladda London Oo Soo Dhawayn iyo Martiqaad U Sameeyay Xildhibaan Mubaarig Bidhi+(sawirro)

London (SDWO): Waxaa shalay oo ya taariikhdu kubeegnay 22/09/2018 . Ka Qabsoomay Xaafada White-Chapel Ee Bariga Magaalada London Kullan Casho Sharaf ...

Jidka U Dhexeeya Ceerigaabo iyo Ceel Afweyn Oo La Dhamaystiray

Ceerigaabo (SDWO): Waddada laamiga ah ee isku xidha magaalooyinka Ceerigaabo iyo Ceel Afweyn, ee gobolka Sanaag, ayaa maanta si rasmi ah ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News