Wednesday, October 27th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

September 2018

Somaliland: Wariyeyaal Ruug Cadaa ah Oo Naqdiyay Socdaalkii Madaxweynaha Puntland Ku Yimid Badhan

Hargeysa (SDWO):  Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar iyo Cabdillaahi Aadan Cumar Wayab oo ka mid ah suxufiyiinta waaweyn ee reer Somaliland ayaa naqdiyay imaatinkii Cabdiweli Gaas ...

More From September 2018

Wasaarada Ganacsiga Oo Samaysay Hawl-gal Lagu Hubinayo Fayo-dhawrka Wershadaha

Hargaysa (SDWO): Agaasimaha waaxda faya-dhoowrka deegaanka ee wasaarada wershadaha iyo ganacsiga ayaa maanta soo afmeeray kormeer ballaadhan oo uu ku  soo ...

“Shirkadaha Dahabshiil Waxay Noqon Doonaan Kuwa ugu Horreeya ee Fuliya Sharci loo Dejiyo Lacagaha Mobileka laysugu Diro”….

Hargeysa (SDWO): Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil ayaa sheegay in Dahabshiil, eDahab iyo Somtel ay diyaar u yihiin fulinta iyo meel-marinta ...

Xidhiidhka Kenya iyo Somaliland Oo Faa’iido U Noqday Maalgashadeyaasha Labada Dhinac

Nairobi (SDWO):  Xidhiidhka sii koraya ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Somaliland, ayaa la rajaynayaa in ay ku sii xoogaystaan fursadaha ...

Hay’adda ICG Oo Sheegtay in Khatarta Al Shabaab U Wareegayso Tanzania

Shan sano ka hor, bishii Siteembar 2013, afar ka mid ah mintidiinta Al Shabaab ayaa gudaha u galay xarunta laga dukaamaysto ...

Madax Dhaqameedka Sanaag Oo Sheegay Inay Xukuumadda U Garab Taagan Yihiin

Ceerigaabo (SDWO): Madax dhaqameedka iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa shaaciyay in ay xukuumadda talladda haysa ee Somaliland si weyn uga shaqaynayaan ...

Kornayal gamaal oo ka mid kooxda Jabhada Caare oo ka hadlay dagaal ciidanka qaranku ku qaadeen oo lagaga soo reebay baabuurkii ambslaask ahaa ee ay hore u dhaceen

Ciidan qaran Somaliland ayaa weeraray buurladayda u dhow Ceerigaabo oo ay ku dhuumanayeen jabhadani.  Waxaana dagaalkaa ciidanka qaranku ku soo furtay ...

Somaliland Oo Beesha Caalamka U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Puntland

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay beesha caalamku u gudbisay dacwad la xidhiidha socdaalkii madaxweynaha maamulka ...

UK Oo Sheegtay In Aanay Aqoonsanayn Baasaaboorka Soomaaliya

Hargeysa(SDWO): Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay wakhtigan aqoonsanayn in dalkeeda lagu galo Baasaboorka Soomaaliga ee dawladda Soomaaliya. Caroline Nokes, oo ah Wasiirka ...

Ciidanka Madaxtooyada Puntland Oo Badhan Ku Toogtay Suldaan Reer Somaliland ah

Badhan (SDWO): ALLE ha u naxariistee waxaa toogasho ciidanka illaalada madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ay ku dileen Suldaan Xasan ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News