Friday, June 25th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2018

Madaxweynaha Oo Kormeeray Wejiga 2aad Ee Waddada Ceerigaabo

Xayira (SDWO.com):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer ku sameeyey wejiga labaad ee jidka isku xidha magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo ka bilaabanta deegaanka ...

More From November 2018

Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka?

Hargaysa (SDWO.com): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka dareen celiyay hadalkii  komishanka doorashooyinka qaranka ee la xidhiidhay in xiligoodii ay ...

Dr. Bulxan Oo Ka Sheekeeyay Sababtii Xasan Sheekh Madaarka Ugu Jeex-Jeexay Heshiiskii Ay Siilaanyo Ku Saxeexeen Djibouti

Hargeysa (SDWO.com): Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu jeex-jeexay heshiis uu dalka ...

Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo caawa ku soo noqday magaalada Burco isagoo ka soo kicitimay magalaada Ceerigaabo

 

Daawo: Safiirka Djibouti u jooga Somaliland oo ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

 

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay In Dib U Dhac Ku Yimid Qabsoomida Doorashooyinka Wakiiladda iyo Degaanka

Hargaysa (SDWO.com): Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa shaaciyay in aanay doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo degaanka  wakhtigii hore loogu qorsheeyay ku qabsoomi ...

Wakaaladda Qurbajoogga Somaliland Oo Kulan U Qabatay Ganacsato

Hargaysa (SDWO.com): Hay’adda Qurbajoogga Somaliland oo ah wax ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibadda  iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa maanta ...

GuddoomiyahaTelesom Oo Ku Guulaystay Hormoodka Tignoolajiyadda Afrika Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa (SDWO.com):  Guddoomiyaha shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid ayaa  si weyn loogu soo dhaweeyey madaarka diyaaradaha ee magaaladda Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa ka ...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub iyo dib-u-habayn ballaadhan oo lagu sameeyey cusbitaalka ...

Daawo: Mawjado Dadweyne ah oo Madaxweynaha iyo Weftigiisa Kusoo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo

Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News