Wednesday, October 27th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

October 2020

More From October 2020

Dowlada Hoose ee Burco oo amar u dirtey geershyada wadooyinka ku yaal in baabuurta jajaban degdeg uga qaadaan

https://youtu.be/ioIDVnJv4WU

Duuliye Axmed Dheere oo madaxweynahu ka maamuusay bilad sharaf. Dhul guri looga dhisidoona iyo baasaaboorka Somaliland oo kii dibloomaasiyiinta ah

https://youtu.be/KuOYYBmdHB0

Fanaanka Qamar Suugaani oo la soo taagay maxkmada Berber ka dib markii uu socdaal dhulka ah uu kaga yimid magaalada Muqdisho

https://www.youtube.com/embed/oyIm33u_tYo

Xoghayaha Cadaalada ee Xisbiga Wadani oo sheegay in xarunta CID da looga yeedhay ka dib markii ay ka hadleen kiiska Cawo yar oo lagu kusfaday xarunta agoomaha Hargeysa

https://www.youtube.com/embed/X6GebSAaR7Y

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa eedeemo u soo jeediyey Hay,adaha Qaramada Midoobey

https://www.youtube.com/embed/eGo3GgVBSM8

Madaxweyne Muuse oo Xoghayaha Xisbiga kulmiye u magacaabay Ibrahim Axmed Raabi

https://www.youtube.com/embed/fk6Eh9YIMnc

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland oo ka hadlay Abukar Cawaale oo qaadka ka ololeeya una yimid inuu dhalinyarada ka wacyigeliyo qaadka oo saqdii dhexe hotel kiisa lagala baxay oo la mastaafuriyey

https://www.youtube.com/embed/Jo2O9-BqJic

Haweenka magaalada Burco oo mudaharaad ku muujiyey kufsiga Cawo iyo sida loogu baahanyahay in madaxweynahu wax ka qabto garsoorka xukunka cadaalad darada ah soo saaray

https://www.youtube.com/embed/OnEYS4x40_Y

Wasiirka Qorsheynta oo warayis lagala yeeshay ujeedada loo hakiyey shaqooyinkaii hay,adaha qaramada midoobay ee UN

https://www.youtube.com/embed/07x1PaYJTtY

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News