Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Header" sidebar. Defaulting to "sidebar-1". Manually set the id to "sidebar-1" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Main Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-2". Manually set the id to "sidebar-2" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Secondary Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-3". Manually set the id to "sidebar-3" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Side Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-4". Manually set the id to "sidebar-4" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Inner Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-5". Manually set the id to "sidebar-5" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Post Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-6". Manually set the id to "sidebar-6" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Page Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-7". Manually set the id to "sidebar-7" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Far Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-8". Manually set the id to "sidebar-8" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 742 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 886 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1010 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1203 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1320 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1426 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1511 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1618 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeLatestList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeTopStory is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeThumbs is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeImageDay is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeVideo is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMTagMatch is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeBanner is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 26 Qof Oo Nafaqo Darri Ugu Dhintay Tuulladda Xaggal Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil | SDWO.COM & SomalilandNews
Monday, November 29th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

26 Qof Oo Nafaqo Darri Ugu Dhintay Tuulladda Xaggal Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Published on December 28, 2017 by   ·   No Comments

Xaggal (SDWO): 26 Wof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka nafaqo darridda ugu geeriyoodeen tuuladda Xagal oo qiyaastii 125 KM  dhinaca bari ka xigta magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

 

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

 

Saddex sano oo abaar iyo roob la’aani ay  ka jirtay degaankaasi  ayaa keenay in dadka  xoolihii ka dhamaadaan, taasoo keentay in xanuuno badan ay  ku habsadeen dadka, isla markaana ay hadda bilaabantay in ay dhintaan.

Abaartaas dheeraatay ee degaankaasi ka jirta ayaa sababtay in dad badan ay u dhinteen  nafaqo darri iyo xanuuno kale, iyadoo  bishan oo  keliya ay u dhinteen nafaqo darrida dad gaadhaya 26 qof.  Sida uu xaqiijiyay  Yaasiin Ibraahim Xuseen,   oo ah madaxa caafimaadka ee Xagal oo telefoonka  ugu  waramay idaacadda arrimaha bani’aadanimadda ee   Ergo.

Waxaanu  yidhi “Nafaqo  daradu aad ayay u badan tahay, waxaan odhan karaa 100% way  haleeshay dadka, hooyooyinka iyo caruurta ayaana  u badan. Bishan sii dhamaanaysa ee December sanadkan 2017-ka waxaa na soo gaadhay  oo aan cadayn karaa,   26 qof  oo   u dhintay nafaqo daridda.

Cel-celis ahaan tiradda dadka maalin walba la keeno xarunta  qiyaas ahaan waa 25 qof oo xanuuno kala duwan ka cabanaya, laakiin bada-naa  25-kii qof ee xanuun u soo dhaca 9 ilaa 10 qof waxay  qabaan  nafaqo darri”.

Waxa kaloo uu  sheegay Yaasiin Ibraahim Xuseen,  in ay sabab u tahay dadkan faraha badan ee nafaqo darrida u dhintay, maadaama oo ay dadka abaartii kaga baxeen xoolihii ay ka helayeen nafaqadda.isagoo-na xusay in daawaddo aad u yar oo aan tayadeedu wanaagsanayn  ay soo gaadho bishiiba hal mar.

“Waxyaabaha aan is dhan karro sabab ayay u yihiin, waxa tahay  3-dii  sanadood ee u danbeeyay 2015-kii, 2016-kii iyo sanadakna sii dhamaanaya ee 2017-ka  abaarro baahsan ayaa  degaankan ka dhacay, hilib la’aan iyo caanno la’aan darteed, kadib markii dadka ay xoolihii ka baxeen  waayo dadku xoolaha ayay ku tiirsanaayeen.

Waxaa na taageera gobolka Saaxil, bishiiba mar ayay daawadu noo timaadaa, haba  yaraato ama tayadeedu ha iska  liidatee, laakiin waa mid joogto ah”ayuu yidhi madaxa xarunta caafimaad ee tuulladda Xagal.

Sidoo kale tuulladda Xagal ma laha xarun caafimad oo la jiifiyo laguna  daaweeyo dadka nafaqo darridu hayso, xataa kama jirto meel Waadh ah oo la dhigo dadka bukaanka ee xanuunadda kala duwan ee abaarta ka dhashay la dhigo.

Meesha ugu dhaw ee loo gudbiyo dadka bukaanka ah markay xanuunadu soo ritaan waa magaaladda Berbera oo qiyaastii u jirta 125KM iyo   degmadda Laasciidle oo ka tirsan isla gobolak Saaxil una  jirta 50KM.

“Haddii aan sawir guud ka bixiyo xaaladda caafimaadku  way hoosaysaa marka loo eego xarunta meeshan ka dhisan.  Bulshadu-na way ku badan tahay,  oo 28 tuullo    ayaa  hoos yimaadda Xagal.   Xarunta caafimaad ee tuuladan  ka dhisan ma laha Waadh  bukaanka la jiifiyo inta uu baabuurka Unbalance-ka ah u soo socdo.

Waa  qol pharmacy ah iyo laba qol oo yar yar oo kale, mid-na shirarka gudiyadda ayaa lagu qabtaa, mid-na wixii qalab ah ee meesha la keenno ayaa la dhigaa”ayuu yidhi Yaasiin madaxa xarunta caafimaad tuulladda Xagal.

Isagoo hadalkiisa sii watayna waxa uu yidhi “Dadka nafaqo darradu hayso, marka la noo keenno ee miisaanka lagu cabirro waxaanu u gudbinaa xarunta caafimaad ee noogu dhaw.  Waayo  anagu meesha wax daawo nafaqo celin ah kuma hayno, waxaan u gudbinaa  goobta caafimaadka ee noogu dhaw oo 50KM noo jirta, oo degmadda Laasciidle ah”.

Waxa intaas u  dheer ma jirro gaadiid caafimaad oo lagu qaado dadka xanuunsaya sida Unbalance, waxaana taa bedelkeedda qof bukaanka ah waalidkiisa ama heladiisu la raacaan baabuurta rakaabka ah ee magaalooyinka u dhaw taga.

Madaxa xarunta  caafimaadka ee Xagal oo arrimahaas ka hadlayayna waxa uu yidhi  “Wax gaadiid ah oo aanu dadka bukaanka ah ku qaadno nooma joogo, waxaan ku qaadnaa dadka bukaanka  warqad ayaanu u jirnaa, kadib-na waxaanu u sheegnaa  qofka waalidka ah meesha uu ilmihiisa yar kala raadsan karro xarun caafimaad. Gawaadhida rakaabka qaada ayaa tuuladda ka baxa, baabuurtaas ayaana lala raacaa qofka  bukaanka ah”.

Geesta kale Yaasiin Ibraahim, waxa uu ka waramay xanuunadda ugu badan ee wakhtigan haysta bulshadda degaankaasi  waxaanu yidhi “Wakhtigan jiilaalka ah xanuunadda degaankan ku badan waa Hargabka, Dhaxanta (pneumonia)  shuban-biyoodka iyo Taayfoodhka (typhoid)   ay ka mid yihiin”.

 

SDWO/Hargeisa Office

WordPress database error: [Unknown column 'wp_comments.comment_ID' in 'field list']
SELECT SQL_CALC_FOUND_ROWS wp_comments.comment_ID FROM wp_comments WHERE ( comment_approved = '1' ) AND comment_post_ID = 37217 ORDER BY wp_comments.comment_date_gmt ASC, wp_comments.comment_ID ASC

 
,, ,,,.
Notice: Undefined index: title_invert in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1043

Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1048 Notice: Undefined index: title_link in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1051 SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...