Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Header" sidebar. Defaulting to "sidebar-1". Manually set the id to "sidebar-1" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Main Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-2". Manually set the id to "sidebar-2" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Secondary Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-3". Manually set the id to "sidebar-3" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Side Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-4". Manually set the id to "sidebar-4" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Inner Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-5". Manually set the id to "sidebar-5" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Post Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-6". Manually set the id to "sidebar-6" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Page Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-7". Manually set the id to "sidebar-7" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Far Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-8". Manually set the id to "sidebar-8" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 742 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 886 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1010 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1203 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1320 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1426 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1511 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1618 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeLatestList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeTopStory is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeThumbs is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeImageDay is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeVideo is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMTagMatch is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeBanner is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Barnaamijka Kobci Garaadkaaga Oo La Soo Gebagabeeyay iyo Tartameyaashii Lacagta Badan Ku Guulaystay | SDWO.COM & SomalilandNews
Monday, November 29th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

Barnaamijka Kobci Garaadkaaga Oo La Soo Gebagabeeyay iyo Tartameyaashii Lacagta Badan Ku Guulaystay

Published on June 29, 2018 by   ·   No Comments

Hargeysa (SDWO): Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa caawa tartan kama dambays ah u qabatay 22kii guulayste ee ka qaybgalay Barnaamijkii “Kobci Garaadkaaga” ee Bishii Ramadaan ka bixi jiray Idaacadda Radio Hargeysa iyo Telefishanka qaranka.

36345319_2066867853355823_3104717023737806848_n 36394555_2066867990022476_1449725159467384832_n

Barnaamijkaaso  oo  ay dadweynaha lagu waydiin jiray su’aalo la xidhiidhay dhaqanka, diinta iyo taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland.

Siday werisay wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA, waxa xafladaas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa ka soo qaybgalay Wasiirrada Warfaafinta, Shaqo-gelinta, Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta.

Masuuliyiin  ka socday Jaamacadaha dalka, shirkadda Telesom iyo dadweyne lagu soo martiqaaday xidhitaanka Barnaamijkaas oo noqon doona mid sannadle ah.

22ka qof ee tartanka loo qabtay waxay hore ugu guulaysteen min 500.000 (Shan Boqol oo Kun), kadib markii uu mid waliba ka jawaabay shan su’aalood oo lagu weydiiyey barnaamijkii kobci garaadkaaga oo ay iska kaashadeen wasaaradda warfaafinta iyo shirkadda Telesom.

36329527_2066867980022477_2029994259272171520_n

Tartankan waxa ka soo qaybgalay 18 tartame, afar qof ayaa ka baaqsaday , halka 17 qofna ay garan waayeen su’aashii la weydiiyey, waxase tartankaas ku guulaystay oo kaalinta koowaad galay Cabdiraxmaan Cali Khaliif, oo ah 45 Jir Tagsiile ah oo degan Hargeysa, waxaana gacanta lagaga riday jeeg lacageed oo ah 10 milyan oo SL Sh ah oo u dhiganta kun Doolar.

Maxamed Xasan Cali Weji oo ka mid ahaa qabanqaabiyeyaashii barnaamijkan ayaa wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA u sheegay in barnaamijkaasi uu ahaa mid saamayn leh oo bulshada oo dhan u furan, iyadoo qofkii su’aal kaliya ka jawaabaa uu qaadanayey 100.000 SL SH.

1111n

Waxaanu  caddeeyey inay ka qaybgaleen ilaa 300 oo qof oo isugu jira qaybaha bulshada oo dhan.

Wasiir ku-xigeenka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Maxamed Muuse Abees oo ka hadlay xafladaas ayaa sheegay in “barnaamijka Kobci Garaadkaaga” uu ahaa mid ay ka soo baxday natiijadii laga doonayey oo ahayd in kor loo qaado aqoonta guud ee bulshada.

Si  dhallinyaradu u bartaan taariikhda iyo dhaqanka soo jireenka ah ee Somaliland.

Wasiirka Shaqogelinta iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa wasaaradda warfaafinta uga mahadcelisay barnaamijka Kobci garaadkaaga oo ay tilmaantay inuu ahaa mid waxtar aqooneed u yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa sheegay in barnaamijkii “Kobci Garaadkaaga” uu ahaa mid wasaaraddu ay da’yarta iyo bulshada ku baraysay hodantinimada dhaqanka, diinta iyo taariikhda Somaliland.

Waxaanu  xaqiijiyey in barnaamijkaasi ahaa mid furan oo bulshadu ay kala soo xidhiidhi jirtay idaacadda Radio Hargeysa iyo Telefishanka qarankaba.

36394555_2066867990022476_1449725159467384832_n

Wasiirka Warfaafintu wuxuu iftiimiyey in barnaamijkani uu noqon doono mid joogto ah oo bulshadu wacyi iyo aqoon ka faa’iido.

Guri-barwaaqo  waxa uu amaanay Guddidii soo qaban qaabisay iyo shirkadda Telesom oo gacan dhaqaale ka geysatay. Wasiirku wuxuu u mahadceliyey ka qaybgalayaashii kala joogay gobollada iyo degmooyinka dalka.

Wasiir Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo waxa uu xusay in qurbajooga Somaliland ay la soo xidhiidheen wasaaradda isla markaana ay taageereen in barnaamijyada noocan oo kale ah la sii wado.

36329599_2066867843355824_2331718954516480000_n

Ugu dambayn, waxa wasiirku shahaado sharafyo gudoonsiiyey masuuliyiinta idaacadda Radio Hargeysa, Telefishanka qaranka iyo Wargeyska Dawan oo si joogto ah u baahin jiray barnaamijka Kobci Garaadkaaga oo habeen walba saacad ka socon jiray bishii Ramadaan idaacadda iyo TV-ga.

 

SDWO/Hargeisa Somaliland

WordPress database error: [Unknown column 'wp_comments.comment_ID' in 'field list']
SELECT SQL_CALC_FOUND_ROWS wp_comments.comment_ID FROM wp_comments WHERE ( comment_approved = '1' ) AND comment_post_ID = 43625 ORDER BY wp_comments.comment_date_gmt ASC, wp_comments.comment_ID ASC

 
,, ,,,.
Notice: Undefined index: title_invert in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1043

Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1048 Notice: Undefined index: title_link in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1051 SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...